Use APKPure App
Get Todobaadka Dhaqanka jamcda PSU old version APK for Android
Waa Asbuuca Hidaha iyo Dhaqanka Jamacad PSU Garowe Lagu Qabtay 12/2015
Waa todobaad lagu xusayey dhaqanka iyo hidaheena suuban, Waxaa kasoo qayb galay marti sharaf aad u tira badan uu ay ku jiraan masuuliyiin sarsare , islaa markaa ardaydu waxay soo bandhigayeen wax yaabo ka turjumaya hidaheena iyo dhaqankeena , sidoo kale waxaa la gudoon siiyey shaahado sharaf qabyo ka midaa macalimiinta howl wadeena jamaca sidoo kale ardayda marti sharafta qabyo ka midaa , gunaanka xalfadaas waxay ahayd mid aad iyo aad u xiisa badan , sawirada markaad daawanaysid waxaad dareemin sidii inaad joogtay oo kale xamaasad darteed, sawirada waxaa lagu qaaday muuqa ugu fiican oo lagu qaado ,waxaana qaaday sawirda aadka u quruxda badan SHAREECO YAASIN , waxaa suurta galiyey barnaamijka jaamacada PSU , wixii aad qabtid ama nagu soo kordhinaysid fadlan noogu dir E-MAIL-ka hoos ku xusanLast updated on Jan 15, 2017
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Uploaded by
Chí Nguyện
Requires Android
Android 4.1+
Category
Report
Todobaadka Dhaqanka jamcda PSU
1.0.2 by Abdirahman-Hassan
Jan 15, 2017